Urwayni

Dariiqada Urwayniya oo af ingiriis loo yaqaano urwaynism, waxaa Soomaliya keenay nin la yiraahdo Ismail Urwayni oo dariiqa ka mid ah Saalixiya. Wuxu Ismail Urwayni ka soo qaatay macalinkiisi Maxamed Saalax. Waxaa xusid mudan in culida dhinaca diinta ee dalka sii joogtay ay haysteen Dariiqada Qadiriya. Dariiqada Urwayni waliba waxay ahayd dariiqada ka tirsana Darwiishta.


© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search